Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Janaraal Maday Nuurey Ufurow, Ayaa maanta soo gaarey gudaha Magaalada Baydhabo, ee Xarunta Gobalka...
Waxaa maalintii labaad galay Bandhigga Tiknoolajiyadda Beeraha Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho,laguna soo bandhigay waxyaabaha ay beertaan dadka Soomaaliyeed. Qaar...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen Dayax Cabdi Cabdulle oo ku sugan jiidaha hore ee lagula dagaallamayo khawaarijta,ayaa Ciidanka xoogga ku amaanay...
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka cimilada oo soo gabagabaysay wacyi galin muddo saddex maalin ah, ay ka waday magaalada Muqdisho. Wacyigelintaan...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer ku tegey xerada tababbarka ciidanka ee Jeneraal Dhegabadan, halkaas...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Somaliyeed Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa galabta gaarey Aagga Deegaanada Waniile iyo Dhagaxyaale, oo uu...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane CaliYuusufCali- Xoosh ayaa maanta kaqeybgalay Daahfurka wadatashiga Istaraatiijiyadda Qaran ee...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta kulan wax ku...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa maanta isbitaalka Erdogan ku booqday geesiyaasha XDS ee shalay...
Hay’adaha Amniga ee DFS oo si joogta ah ula socda isku dayada hubka sida sharci darrada ah lagu soo galiyo...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga ka jaray qeybo si heersare...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho