Shirkaas wasiirada caafimaadka wadamada Jaamacada Carabta ugu soo gabagaboobay dalka Masar ayaa waxaa Soomaaliya uga qayb galay wasiirka caafimaadka xukuumada...
GurayXaaji Xasan milkilaha hotelka Maka Al-mukarama oo ay wajigiisa ka muuqato farxad ayaa sheegay in uusan wax niyada jab ah...
Isu soo baxaan ay maanta sameeeyeen bulshada degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ahaa mid uu maamulka degmadaasi...
Munaasabadaani oo lagu taageerayey Ifraax Macallin Axmed oo u taagan billadda xuquuqda haweenka Africa iyadoo ka wakiil ah haweenka’ Soomaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxmuud oo warbaahinta kula hadlayay xafiiskiisa ayaa ka hadlay arrimo badan oo haatan...
Sii hayaha wasiirka beeraha xukuumadda Soomaaliya ayaa kormeeerkaan uu ku tagay degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe waxaa ku wehlinayay...
Wafdi xildhibaanno ka tirsasn Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa gaaray degmada Cadaado ee gobolka Galgaduuud, halkaas oo si weyn loogu...
Muqdisho: Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Shirweyne ay maanta ku qabatay Huteelka...
Wasaaradda Caafimaadka oo kaashaneysa Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta markii seddexaad muddo...
https://youtu.be/6hev2Z6Ux98 Tarjumada hadalka John Kerry Sharaf ayey ii tahay maanta inaan noqdo xoghayihii uga horreeyey Mareykanka oo booqasho ku yimaada...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho