Wararka ka imaanaya magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in goor dhaweyd Qaraxyo bahalnimo ah lala eegtay goob...
Magaalada Cadaado ee xarunta Ximan iyo Xeeb ayaa sanadihii ugu dambeeyay samaysay hormar dhinaca ganacsiga ah, iyadoo magaalgashadayaal deegaanka ah...
Wasiirka Kalluumaysiga iyo Kheyraadbad Badda Xukuumada Soomaaliya Maxamuud Colow Barrow oo booqasho ku jooga Wadanka Indosia ayaa dhigiisa Indosia kula ...
Diyaaradan oo nooceedu ahaa F-5 kana mid ah diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa burburtay kaddib markii ay ka soo laabatay howlgal...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa Danjiraha Soomaaliya ee dalka...
Ciidanka booliiska ayaa magaalada Baydhabo ku soo bandhigay hub iyo maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo ay ku soo qabteen howlgal...
Jaamacadda Carabta ayaa ballan qaadday iney ka qeyb qaadaneyso dib u dhiska Soomaaliya. Wafdigii ka socday jaamacadda carabta oo shalay...
Xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha fudud ayaa shalay galab garoonka Banaadir ku soo xeray horyaalka 30-aad ciyaaraha fudud ee dalka, Horyaalka...
Guddiga Gurmadka Qaran ayaa maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo ka arrinsaday xoojinta adeegyada gurmadka degdegga ah iyo u...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta...
Shirweynaha Spain–Africa 2025 ayaa ka furmay magaalada Madrid, iyadoo uu si rasmi ah u furay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo xirtay Kulanka Wadatashiga Siyaasadda Qaran...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho