Munaasabadani oo ay soo qaban qaabisay Jaamacada Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay xarunta Jaamacada ee magaalada Muqdisho, iyadoo lagu taageeray...
Iyadoo dhawaan lagu wado in uu furmo kalfadhiga Lixaad ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka...
Muqdisho, 24, April, 2015...Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo socdaal shaqo ku gaaray dalalka Kenya...
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno dil iyo xarig ah ku ridday maleeshiyaad ka...
Xilli magaalada Cadaado uu ka socdo shirka maamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada gobolada...
Saraakiishaan oo qaadatay tababarka layli sarkaal oo dhawaan loo soo gabagabeeyay ayaa maanta munaasabad lagu qabtay xerada Ciidamada xooga dalka...
Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa shaacisay in kooxda Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee (UGUS) ay damacsanyihiin sidii ay weerarro argagixiso uga...
Mogadishu, 25 April 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaamminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii socdaal...
Wiil Soomaaliyeed ayaa lagu xiray gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka kaddib markii lagu eedeeyay inuu u hanjabay saraakiil ka tirsan...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho