Munaasabadani oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qeeb galay Jaaliyada Ardayda iyo gudoomiyaha dagmada xamar jajab...
Wafdiga oo u Tagay Kuwait in ay ka qeybgalaan Shirweynaha 2-aad ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga wadamada Carabta iyo Turkiga...
Aqaba, 18 April 2015, Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaarey magaalada Aqaba ee dalka Boqortooyada Urdun,...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Guddiga farsamo ee maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa magaalada Cadaado kulamo gaar gaar...
Tababarka haweenka la siiyay oo ay iska kaashanayeen Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Hay’adda QM u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha...
Mogadishu, 18 April 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Kulan isugu yimaadeen maamulka Gobolka Banaadir, isla markaana uu shir guddoominayay Guddomiyaha Gobalka ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen...
Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Gen C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa xalay Saqdii dhexe Kormeeray Xaruumaha Ciidamada Qalabka sida ee...
Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa waxaa xilkii afhayeenka Gobolka Banaadir laga qaaday Cali...
Ku Simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in hey’adaha dowladda iyo Barlamaanka ay ka go’antay...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho