Barnaamijka kulanka todabaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV waxaa marti ku ah todobaadkaan wasiirka Dastuurka ee dawladda fadaraalka Soomaaliya...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta gaaray Degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud,...
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda ayuu Md Maxed Cabdi Xayir Maareeye waxaa uu kaga dalbaday hay’adaha Amaanka dalka in ay ...
Muqdisho, 02. April, 2015.... Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra'iisul...
Warsaxaafadeed ka Soo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye ayaa lagu sheegay in...
M.weynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo Qudbad u jeediyay Shacabka Dalkaasi islamarkaana ka hadlayay Weerarka argagixiso ee lagu qaaday Jaamacadda...
Maamulka dowladda hoose ee magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa maanta ka bilaabay magaaladaasi howlo lagu bur burinayo dhismayaasha sharci...
Mamulka iyo shaqalaha Shirkadda xooga korontada NEPCO ee magalada Gaalkacyo ayaa maanta oo Khamiis ah taageeray Olalaha la-dagalanka Qaadka Soomaaliya,...
Inkabadan 90 haween ah oo muddo baranayay tababar ku aadan toliinka harqaanka iyo maareynta ganacsiga ayaa maanta loogu soo gaba...
Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hoygiisa ku qaabilay, kulan casho ahna kula qaatay qaar ka mid ah...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho