Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa...
Wasiirka hubka dhigista iyo dhaqan celinta maleeshiyaadka maamulka Koonfurgalbeed ee dalka Xuseen Xasan Cali ayaa sheegay inay tababaro u sameeyeen...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed ayaa shaaca ka qaaday in Wasaaraddu ay qorsheyneyso in dib...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta inta uusan u amba-bixin magaalada Dhuusamareeb, waxa uu garoonka Muqdisho...
Diyaarad nooca airbus-ka ah, oo ay saaran yihiin boqol iyo afartan iyo sideed qof (248) ayaa ku burburtay buuraha Alps...
24 Maarso 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Dhuusamareeb ee gobolka...
Ciidammada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyey degmada Jowhor ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe, kaas...
Abu dhabi, March 24, 2015 : Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Fedralka Soomaaliya Mudane Abdisalam Hadliye Omar...
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay cambaaraynaysaa talaabada Wasaaradda Arrimaha dibadda ee dalka Sweden ku fara-gelinayso arimaha gudaha ee dalka...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diiran maanta loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud,...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa kulan kula yeeshay xarunta...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka...
Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho