Kulankan oo ahaa mid looga hadlaayay adkeynta amaanka deegaanada maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu qabtay xarunta Taliska Boliiska ee magaalada...
Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee...
Wararka ka imaanaya deegaan xeebeedka Ceel-Huur oo ka tirsan gobolka Mudug ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan maamulka Ximan iyo...
Kulankan maanta uu xafiiskiisa kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Gudiga Naafadda Qaranka ayaa waxaa uu...
Maamulka degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan ayaa ka codsaday Dowladda Fedaraalka ah ee Soomaaliya iyo hay’adaha samafalka ah inay gacan...
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey in deegannada fare ku tiriska ah oo ay kaga harsanyihiin maleeshiyaadka UGUS, laga...
Bandhig Hidaha iyo Dhaqanka ah oo lagu soo afjarayey rabshadihii dhawaan lagu soo barakiciyey dadka Ajaanibta ah ee ku nool...
Ciidamada dowladda Fedaraalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howlgallo amniga lagu xaqiijinayo kawada inta u dhaxeysa degamada...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay xayeysiineysa booska Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha...
Todobo ka tirsanaa Ururka Gumaadka Soomaaliyeed ee UGUS ayaa maanta ku geeriyooday miino ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan shacabka...
Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...
RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho