18 Maarso 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomey danjiraha cusub...
Guddoomiyaha guddiga Olombikada Soomaaliyeed Cabdullaahi Axmed Tarabi ayaa kulan qado sharaf ah ugu sameeyey gudaha magaalada Muqdisho mas’uulyiintii hore ee...
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo la soo gaarsiiyay Warbaahinta...
Dad danyar ah oo ku dhaqan Degmada Guriceeel Ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa Deeq Gar gaar ah Gaarsiisay Hay,adda...
Shirkaan wadatashiga Cadaalad helista da yarta aan qaan gaarin Ee Soomaaliyeed iyo hirgalinta hashiiska caalamiga ah ee Dhawrista xaquuda caruurta...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta guddoomay qalab caafimaad oo ay ku deeqday dowladda Australia. Dr. Cabdiweli...
Wafdi ay hogaamineyso Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo gaartay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka qeyb galay kulan Guddiga Madaxa banaan ee dib-u-eegista Dastuurka...
Talaado,17 Maarso 2015 Muqdisho --Wafdi ka socda Hay.adda FAO ayaa la kulmay Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’isulwasaaraha ee Arrimaha Bii’ada Prof...
Mogadishu, Talaado, March 17, 2015 – Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Ahmed Ali Mohamed “...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...
RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho