Kulankani lagu taageerayay go.aankii Dowladda Federaalka ah Ee Soomaaliya ay ka qaadatay wada hadalkii Stanbuul ayaa waxaa ka qayb galay...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo uu wehliyo Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka...
Dhuusamareb March 7, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka...
Munaasabad Shahaaddooyin lagu guddoonsiinayay haween dhameystay tababar ay fulineysay Hey’adda Wazda ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Tababarka oo socday...
Munaasibad xarigga looga jarayey howlgelinta shirkadda Ceymiska oo ay ka qeyb-galeen Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu...
Ardayda Jaamacadda Camuud kuliyadda caaafimaadka gaar ahaan qeybta caafimaadka afka iyo ilkaha (Faculty of dentistry) oo ay weheliyaan maamulka kuliyadda...
Dawadaan oo gaaraysa 400,boqol oo tan ayaa wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya waxay ku wareejisay maanta Wasaaradda Caafimaadka...
Ra’iisul wasaaraha iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay...
Wasiirka kallumaysiga iyo khayraadka badda ee Xukuumadda federaalka Somaaliya mudane Maxamad Cumar Caymooy oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Qaranka...
Hay’adda badbaadada carruurta iyo haweenka ee SSWC ayaa maanta waxa ay 20 haween ah u qeysbisay lacag, taasi oo ay...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...
RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Geesiyaasha Ciidanka XDS Soomaaliyeed u diray Hambalyada Sanad guuradii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho