Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay dhagar qabayaal ka tirsan qaswadayaasha oo barqanimadii maanta Isgoyks Carwo Iidka ee magaalada...
Maxkammadda darajada koowaad maamulka Puntland ee magaalada Bosaaso ayaa maanta xukuno kale duwan ku riday 11- eedeysane oo lagu eedeeyo...
Wasiirka Cusub ee Difaaca Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xilkii kala wareegay Wasiirkii hore ee...
Munaasabad lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xilka kula wareegay wasiirka Cusub ee wasaarada Tamarta iyo Biyaha Xukuumada Soomaaliya iyadoo...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo ku sugan Wadanka Ethiopia ayaa maanta waxaa uu ka qayb galay...
Xaflad si heersare loosoo agaasimay ayaa maanta ka dhacday xarunta Boostada iyo Boostada Isgaarsiinta taasoo Wasiirka cusub ee wasaaradda Boostada...
OGEYSIIS BOOS SHAQO OO KA BANNAAN PREMIER BANK Premier Bank waxa uu ogeysiinayaa dhammaan bulshada Soomalaiyeed in bankiga uu ka...
Wax barashadu waa furaha nolosha, ummad kasta horumarkeedu waxa uu ku xiran yahay heerka ay tacliinta ka gaarto. Aayadihii ugu...
Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna kusimha Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in kheyraaadka loo baahanyahay in shacabka Soomaaliyeed ay ka faa’iideystaan,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...
R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho