OGEYSIIS BOOS SHAQO OO KA BANNAAN PREMIER BANK Premier Bank waxa uu ogeysiinayaa dhammaan bulshada Soomalaiyeed in bankiga uu ka...
Wax barashadu waa furaha nolosha, ummad kasta horumarkeedu waxa uu ku xiran yahay heerka ay tacliinta ka gaarto. Aayadihii ugu...
Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna kusimha Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in kheyraaadka loo baahanyahay in shacabka Soomaaliyeed ay ka faa’iideystaan,...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan ayaa sheegay in loo baahanyahay in lala xisaabtamo...
Ciidamada nabadsugidda iyo sirdooka Qaranka ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka sameeyay xaafado ka tirsan degmooyinka Gobolka Benaadir, iyadoo ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo oo xalay si diraan loogu soo...
Kulan ay isugu yimaadeen dhalinyaro ku midaysan magaca jaaliyadda Gobolka Hiiraan ee kunool Jaziiradda Malta, ayaa siwayn ugu taageerey Gudoomiyaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ,Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa galabta u ambamaxay dalka Ethiopia, waxaana wafdiga Madaxweynaha...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta soo xiray tababar socday muddo afar maalmood...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho