Agaasimaha Guud ee Xafiiska Maaraynta Bay’adda ee Xafiiska Raiisul Wasaaraha Maxamud C. X. Xaashi oo Socdaal ku tagay dalka Switzerland...
Kaaliyaha Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, ahna taliyahii hore ee nabad sugidda gobolka benaadir ayaa maanta dalka dib ugu...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kummanaan shacabka reer Ethiopia khudbad ugu jeediyey garoonka ciyaaraha ee...
Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay dhagar qabayaal ka tirsan qaswadayaasha oo barqanimadii maanta Isgoyks Carwo Iidka ee magaalada...
Maxkammadda darajada koowaad maamulka Puntland ee magaalada Bosaaso ayaa maanta xukuno kale duwan ku riday 11- eedeysane oo lagu eedeeyo...
Wasiirka Cusub ee Difaaca Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xilkii kala wareegay Wasiirkii hore ee...
Munaasabad lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xilka kula wareegay wasiirka Cusub ee wasaarada Tamarta iyo Biyaha Xukuumada Soomaaliya iyadoo...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo ku sugan Wadanka Ethiopia ayaa maanta waxaa uu ka qayb galay...
Xaflad si heersare loosoo agaasimay ayaa maanta ka dhacday xarunta Boostada iyo Boostada Isgaarsiinta taasoo Wasiirka cusub ee wasaaradda Boostada...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta soo xiray tababar socday muddo afar maalmood...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho