Munaasabadan lagu soo bandhigayay ahmiyadda ay Qaranka u leedahaya Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa...
Munaasabad ay xilalka kula wareegayeen Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya oo kala ahaa Wasiirada Gaadiidka badda iyo Dekadaha, Wasiirka Qorsheynta...
Guddoomiye ku-xigeenka gobalka Shabeelada Dhexe ee dhinaca amniga iyo siyaadda Axmed Meyre Makaraan ayaa kormeer ay ugu kuur galayaan amniga...
Xoolahaan Nool Ee Loda ah oo gaaraya 1,000 Neef ayaa waxaa Marsada Magaalada Muqdisho ka qaaday Markabka NV Golden Sky...
Munaasabadahan oo xilalka ay kula wareegayeen wasiirada gaadiidka iyo duulista hawada, iyo bacdanta iyo batroolka ayaa maanta lagu qabtay magaalada...
Munaasabadan maamulka Isbitalka dhexe ee Cadaado lagula wareejiyay qalabkan caafimaad ayaa waxaa ka soo qaybgalay bahda caafimaadka, mas'uuliyiin ka tirsan...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kuwait oo maanta booqasho ku tegay safaaradda Jabuuti ee dalkaasi ayaa tacsi u diray shacabka iyo...
Maamulka Hey’adda Shabeelle Foundation iyo Wazda ayaa booqday xarunta xanaanada caruurta agoonta ee deegaanka Jambaluul ee gobolka Shabeelaha Hoose. Ujeedada...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna ku simaha Ra’iisul wasaaraha Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa Maanta waxaa uu kulan la...
Ku simahada Madaxweynaha dalka ahna Afhayeenka golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” ayaa hambalyo u direy Ciidanka Cirka Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho