Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar oo booqasho ku tagay magaaada Beydhabo ayaa kulan la qaatay madaxweynaha maamulka Koofur...
Kooxo hubaysan ayaa xalay magaalada Beydhabo ku dilay Ugu Sheekh Xuseen Xasan oo loo yaqaanay Soor ma dare, kaas oo...
Dagaal ay ka qeyb galeen diyaaradaha qumaatiga u kaca ayaa ka dhacay tuulo ku dhow magaalada Kismaayo oo ay xarun...
Mogadishu, February 02, 2015 - Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta Xarunta...
Wufuuda ka tageysa Magaaladda Muqdisho ee gaareysa Gobolka Galgaduud Dooneysana in ay ka qayb qaataan Shirka Dib u heshiisiinta Beelaha...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay Wafdi ka socda Baarlamaanka Dalka Kenya Kaas...
Dhammaan Akhristayaasha raiomuqdisho.net, waxaan raaligelin buuxda ka siineynaa mudada saacadaha aheyd ee uu hawada ka maqnaa website-kan, waxaana lagu wargelinayaa...
Qoraa Cabdulaahi Diiriye Guuleed iyo Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame “Hadraawi” ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu tacsiyadeeyay geeridii ku timid Marxuum Dr...
Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameriko ayaa ka tacsiyeeyay geeridii Allaha u naxariistee Marxuum Dr....
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...
Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...
Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho