Dugsiga sare ee Gambool waxaa ka socda tababar la xiriira kubadda Koleyga,waxaana ka qayb-galaya macallimiinta dugsiyada hoose iyo sare ee...
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Allaha u naxariistee waxaa dalka Hindiya ku geeriyooday Xasan Ciise Cali(Xasan Kuuriya) oo mudooyinkii...
Ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISSOM ayaa maanta weerar ku qaaday deegaanka Yoontooy iyo tuulooyin...
Qurba joogta ka soo jeeda Gobalka Hiiran ee ku nool Wadanka Australia ayaa dib u dhis ka bilaabay wadooyinka magaaladda...
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka ayaa maanta furay kulan looga hadlayay kobcinta dhaqaalaha...
Maamulka Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Benaadir ayaa maanta howlo bur burin ah ku sameeyay guryo si sharci darro ah looga...
3 February, 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay...
Siminaar ku saabsan sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka, Wasaaradda Gaadiidka, Iskaashatooyinka Gaadiidleeyda iyo shirkadda Ceymiska Islaamiga...
Ciidamada badda ee dalka Yemen ayaa badbaadiyay doon ay saarnaayeen dad muhaajiriin ah oo ay ku jiraan shan qof oo...
Maamulka garoonka diyaaradaha magaalada baladweyne ayaa dowladda dhexe ka codsaday in dayactir iyo balaarin lagu sameeyo garoonka diyaaradaha ee magaaladaas...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...
Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...
Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho