In ka badan 350 askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa tababar loogu furey Dugsiga tababarada ciidanka ee...
Munaasabadani oo aheyd mid lagu dooranayay guddoomiyaha Ururka Dhallinyaradda degmada Boondheera ayaa habeenkii xalay ka dhacday degmadaasi iyadoo ay goobjoog...
Guddoomiyaha Maxkmadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Cabdicasiis Cabdullaahi Xasan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Maxkamadda Darajada...
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay taariikhda boqorkii dalka Sacuudiga ee saaka...
23 January 2015, Mogadishu: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy shacabka Sacuudiga, dunida muslimka,...
Madaxweynaha Wadanka Turkiga Racep Tayyib Erdogan oo lagu waday in Maanta oo jimco ah uu soo gaaro Magaalada Muqdisho ayaa...
Waxaa Xalay Saacaddu marka ay ku beegneed 1-da Habeenimo Xiliga Geeska Afrika geeriyooday Allaha u naxariistee Boqor Cabdalla Bin Cabdulcasiis...
Muqdisho, Januari 22, 2015....Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii...
Markii ugu horeeysay dugsiyada magaalada Gaalkacyo ayaa ka faa'ideysan doona tababar la xiriira barashada sharciyada kubadda gacanta ee loo yaqaano...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Galabta waxaa uu Kormeer ku tagay Hotelka SYL Ee...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa la kulmay Mudane Raisedon Zenenga, Ku simaha Madaxa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho