Gaari ay waxyaabaha qarxa ka soo buuxisay Kooxda Argagixisada ah Ee Al shabaab ayaa maanta waxaa ay ku qarxisay wadada...
Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo maalgeshiga ee Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa markii...
Muqdisho, January 22, 2015.....Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federalka ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga...
22 January 2015, Mogadishu: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu beri dalka ku soo...
Afhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Qaasim Axmed Rooble oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ugu baaqay ganacsatada ku ganacsada...
21 January, 2015: Mogadishu- Xafiiska Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa uu si weyn uga walaacsan yahay eedeymaha uu soo jeediyey...
Munaasabadani oo lagu maamuusayay 42-sano guuradii ka soo wareegtay hirgalinta Farta Soomaaliga oo lagu qabtay Hotel Central ee magaalada Cadaado...
Muqdisho, January 21, 2015... Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, ayaa maanta kulan kula qaatay xafiiskiisa...
Xariga guddoomiyaha degmada Bula burde Duqa Degmadaasi,ayaa ka dambeysay kaddib markii sida uu sheegay xafiiska xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka...
Munaasabad lagu xusayay markii la qoray Afka Soomaaliga oo ku beegan 21 janaayo oo ah maanta ayaa lagu qabtay magaalada...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa la kulmay Mudane Raisedon Zenenga, Ku simaha Madaxa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho