Waxaa manata magaalada Hargeysa lagu aasay Allaha u naxariistee Fanaankii Qaranka Soomaaliyeed Marxuum Maxamed Axmed Kuluc oo shalay ku geeriyooday...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay, isla markaana lagu taageerayay Maxamed Cilmi Afrax Mideeye oo ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada...
Siihayaha Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay kulamo la qaateen Taliyaha Ciidanka Milatariga Wadanka...
Munaasbad lagu furayay masjid dib u dhis lagu sameeyay oo ka kooban labo dabaq ayaa waxaa ka qeyb galay culimaa’diin,...
Shirka kaalinta qurbo joogta Soomaalida ay ka gaysan karto dib u dhiska iyo dib u heshiisiinta dalka ayaa maanta lagu...
Allaha u naxariistee Shariif Siidkeey oo ka mid ahaa culimada Magaalada Baydhabo, isla markaana guddoomiye u ahaa Dalad ay ku...
Maamulka Gobolka banaadir ayaa xalay howlgallo lagu bur burinayo goobaha ganacsi ee sida sharci darrada ah uga dhisan Waddada hareeraheeda...
Wafdigani uu hogaaminayay musharaxa xilka madaxweynanimo ee Mudug iyo Galgaduud Xasan Maxamed Nuur Qalaad iyo siyaasiyiin iyo aqoonyahano ayaa maanta...
Howlgalo ammaanka lagu sugayo ammaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka Yaaqshiid iyo Hiliwaa Ciidamada Hey’adda Nabad Sugida Qaranka...
Ciidamada kumaandooska ee Danab ayaa maanta munaasabad lagu dalacsiinayay qaarka mid ah saraakiishooda lagu qabtay xarunta tababarka ciidamada ee Jaziira,...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil - Fartaag, ayaa xafiiskiisa kulan muhiim ah kula yeeshay...
Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan...
Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo...
Muqdisho, Soomaaliya – 8 Abriil 2026 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan muhiim...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho