Wafdiga oo ka koobnaa 30 xubnood ka badan oo isugu jira Aqoonyahano, Nabadoono, Culumaa'udiin, iyo waxgarad oo ka ambabaxay magaalooyinka...
Munaasabad Kooban Oo Qalabkanni Caafimaad ee loogu talo galay isbitaalka Magaalada Bula burde ayaa maanta magaalada Muqdisho lagu guddoonsiiyay wakiilo...
Maxamed Cilmi Afrax Mideeye oo kamid ah musharaxiinta isu soo taagtay qabashada xilka madaxtinimadda goboladda dhexe gaar ahaan Mudug iyo...
Kulankani oo lagu taageeraayay xukuumada cusub ee uu dhawaan soo dhisay Ra’isul wasaaraha dowlada Soomaaliya madnane Cumar Cabdi Rashiid Cali...
Ra’iisul-wasaare ku xigeenka magacaaban ee dalka Mudane Maxamed Cumar carte oomaanta soo garay magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee...
Allaha u naxriistee Wasiirkii hore ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee xukuumadda Ra’isulwasaare Cabduweli Sheekh Axmed oo saakay ku...
Saldhiga Boliiska ee degmada Xamar Jajab ayaa maanta lagu soo bandhigay labo gaari oo raashiin gargaar ah u siday qoysaska...
Muqdisho, Janaayo 16, 2015…..Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa lagu falanqeeyay kalsooni siinta baarlamanka ee xukuumadda cusub. Barnaamijka ayaa waxaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, gudoomiyaha baarlamanka Maxamed Sh. Cusman Jawaari, iyo R/wasaaraha dalka mudane Cumar C./rashiid...
Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...
Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho