Hay’adda ILO ayaa in ka badan 50 qof oo ku nool magaalada Gaalkacyo baray farsoomiyinka gacanta si ay noloshooda ugu...
Xaflad lagu maamuusayay dhalshada Nabiga NNKH ayaa lagu qabtay magaaladda Guriceel ee gobalka galgaduud aydoo ay ka qeyb galeen maamulka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guddi u saartay qaban qaabada xuska 21ka Janaayo oo ku beegan 42 guuradii kasoo wareegtay markii...
Waxagarad iyo aqoonyahano Ka tirsan Jaaliyada Norwey oo Baaq u jeediyey Beelo Walaalo ah oo diri ku dhexmartey deegaanka saaxo...
Wasiirka Arimaha Dibada iyo dhiiri galinta maalgashiga caalamiga ah Mudane Cabdi Raxmaan Ducaale bayle oo ku sugan wadanka Cumaan ayaa...
wasiirka Waxbarashada maamulka Puntland Dr’Cali Xaaji Warsame ayaa soo indha indheeyay goobaha ay ku dhaceen weeraradii bambaanooyin ahaa ee idaacadda...
Abuukar Isaaq Axmed Waa Wiil yar oo Lix Bilood jira, isla markaana ku sugan Kaamka barakacayaasha ee Deegaanka Sarkuusta duleedka...
Barlamaanka Soomaaliya kulan ay maanta ku tyeesheen xarunta golaha Shacabka waxaa ay soo geba gebeeyeen akhrinta labaad ee Hindise-sharciyeedka Hanti...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19-1-2015 daah-furay Mashruuca Latacaalidda iyo kasoo Kabashada...
Allaha u naxriistee duqii degmada Afgooye Cali Cabdow (Cali Jamiin) ayaa maanta geeriyoday kadib markii kooxda Al-shabaab ay Miino u...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho