Sida uu Radiomuqdisho u sheegay Col Cumar Macali Daahir oo ah Taliyaha Aaga Degmada Tayeglow Ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed...
Macallin ka tirsan Jaamacadda SIMAD oo ka mid ah Jaamacadaha ku yaalla Muqdisho ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhashay bambo...
Olole Nadaafadeed oo lagu soo celinayo bilicda magaalada Muqdisho ayaa maanta ka bilowday wadooyinka waa weyn ee caasimadda. Ololahan nadaafadeed...
Ammaanka deeegaanadii dhowaan ciidamada Puntland ay kala wareegeen kooxda Shabaab ayaa si weyn looo adkeeyeey, iyadoo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka...
Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalia waxay si dhaw ula socotaa dhaqaaqa shirkadda ARC oo Shiine laga leeyahay taas...
Xafiiska caafimaadka iyo faya dhawrka ee gobolka Banaadir oo uu maamulka Gobolka ka furay Muqdisho ayaa waxaa u qaabilsanyahay la...
Munaasabadaan lagu weynayay dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH) oo ay ka qeyb galeen Sheekh Sayid Sheekh Aba Cali, Sheekh Xasan Sheekh...
Wafdigaani ka socday Midawga Afrika ee uu hogaaminayay Madaxa Golaha Amniga Midawga Afrika Ismaaciil Sharji ee maanta soo gaaray magaalada...
Qarax ismiidaamin ah oo shalay ka dhacay degmada Sultanahmet oo ka tirsan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa lagu soo...
Maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed, Soomaaliya ayaa magacaabay guddi wasiirro ah oo u xilsaaran amniga gobollada maamulkaasi. Kulan golaha...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho