Maamulka degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa kulan looga hadlayay ammaanka la qaatay taliyayaasha saldhigyada, saraakiisha golaha deegaanka iyo madaxda...
Maamulka degmada Kurtunwaareey ee gobolka Sh/Hoose ayaa wada qorshe uu dib ugu soo nooleeynayo adeegyadii bulshada. Gudoomiyaha degmadaasi C/raxman Sabtow...
Guddiga farsamada dib u habeynta shaqaalaha maamulka Puntland ayaa bilaabay diiwaan gelinta shaqaalaha. Guddigan oo uu dhawaan magacaabay madaxweynaha maamulkaasi...
Munaasabadaan ayaa waxaa ay aheyd mid isugu jirtay dhiirigelin iyo baraarujin loo sameynayay arday Soomaali ah oo ka qalin jabisay...
Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Faarax sheekh Cabdiqaadir ayaa booqasha ku jooga...
Madaxwaynaha Dowlad gobolleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Goor dhaweyd Shir jaraa'id oo uu ku qabtay Aqalka Madaxtooyada dawladda...
Munaasabad lagu soo bandhigayay xaafad cusub oo lagu magacdaray Daaru Salaam City oo ganacsato Soomaaliyeed ay ka hirgelinayaan degmada Yaaqshiid...
Kulan looga hadlayey sidii loo xoojin lahaa dib u heshiisiin bulshada ku dhaqan Gobalada Mudug iyo Galgaduud oo ay ka...
Kulan looga hadlayay horumarinta adeegyada caafimaadka oo ay ka qeyb galeen Guddoomiyeyaasha ururada haweenka ee gobolka Shabeelaha dhexe ayaa maanta...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho