Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan muhiim ah la...
Jaamacadda Mogadisho, ayaa Soo kordhisay kulliyaddii ugu horreysay ee lagu baranayo cilmiga duulimaadyada rayidka ah ee Soomaaliya, taas oo noqonaysa...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Qaran ee Qaraxi Liido Faarax Sheekh Cabdulqadir, ayaa maanta xarunta...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta soo xiray Madasha Magan, oo ah madal muhiim ah...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaama ayaa guddoomiyay shir ku saabsan Xasillinta Deegaannada Hirshabelle oo uu goobjoog ka...
Kulanka oo ka qabsoomay Xarunta Maamulka Gobalka Mudug ee Galmudug ayaa waxaa yeeshay Saraakiil ka socatay Hay'addaha Qaramada Midoobay iyo...
Shirka Madasha Magan Forum oo ka socda Muqdisho.kulankaan, ayaa ah mid lagu soo bandhiggi doono sida ay iskaga kaashan lahaayeen,Ganacsatada...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) oo uu wehliyay Wasiirka...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, Cabdul qaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa sheegay in inta uu socday dagaalka Khawaarijta dalka looga...
Kulan looga hadlayay dardargalinta dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ayaa lagu qabtay Degmada Xarardheere ee koonfurta Gobolka Mudug oo ka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...
Taliyaha Ciidanka XDS Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wufuud ka socotay Ciidamada Difaaca dalalka Ethiopia,...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad Goboleedka Waqooyi...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxammed Odawaa, ayaa hoggaaminayay wafdi ka koobnaa diblomaasiyiin ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho