Mogadishu, 13 December 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la...
Shir socday hal maalin oo ay Safaaradda Soomaaliyeed ee Koofur Afrika ku qabatay Magaalada Johannesburg ayaa looga hadlay dhibaatooyinka iyo...
Kooxda Kubadda Cagta ee LPP Jeenyo ayaa ku guuleysatay Koobka Super Cup-ka dalka Soomaaliya kaddib ciyaar ay garoonka Banaadir...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif-Xasan Sheekh Aadan, ayaa sheegay in dib loo furi doono waddooyinka gobolka Bakool kaddib markii...
Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xalay ka qeybgalay tartan kubadda cagta oo dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka kala...
Magaalada Kampala ee Dalka Ugandha ayaa waxaa ka socda shir ay ka qeybgalayan Saraakiil ka socota Wasaaradaha Gaashaandhigga ee Beriga...
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan golaha wasiirada maamulka ayaa ka qeyb...
Kulankan oo looga hadlayay sare u qaadidda waxbarashada Haweenka deegaanada Ximan iyo Xeeb oo maanta lagu qabtay magaalada Cadaado ee...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho