Muqdisho, 30, December, 2014... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya...
Dadka Soomaaliyeed waxa ay Islaamka qaateen wax ka badan kun sano ka hor, waxayna jecelyihiin ku dhaqanka Islaamka iyo u...
hey'adda Nabad- sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Somalia, ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in la khaarijiye horjoogihii sirdoonka Al-shabaab. Warsaxafadeed...
Kulankan guddiga Joogtada ah ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ay maanta xarunta Villa Hargeysa ee magalada Muqdisho ayaa waxaa shir guddominayey...
Gudomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa maqaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) oo ay Wehliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Maamullka gobalka Banaadir...
Kulankan oo lagu taageeraya Ra’isul wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid ayaa waxaa soo agaasimay Golaha Naafada Qaranka Soomaaliyed waxaana ka...
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka baay ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta uu Halkaa Madaxweynaha Maamulka...
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidanka Xooga Dalka Soomalaiyeed ay Saaka isku diyaarinayaan in...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. Åsa Regnér oo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Madasha 7-aad ee...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u...
Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho