Diyaaradaha aan cidna wadin ee Droneska ee Mareykanka ayaa xalay saacdu geeska afrika markii ay ku beegneyd weerar dhinaca cirka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo dhaweyn heerkeedu sareeyo loogu sameeyay xarunta madaxtooyada dalka Masar ee...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Kulankani lagu taageerayay Ra’isul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rihiid Cali Sharmaarke ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo dhaweyn heerkeedu sareeyo loogu sameeyay xarunta madaxtooyada dalka Masar ee...
Kala fadhiga shanaad ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa shir guddoominayay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Ajandaha ay ka doodeen xildhibaanada...
Munaasabadaan oo ay ka qayb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo ganacsato ayaa ahayd mid ku saabsan Furitaanka shirkadda Caymiska...
Madaxweynaha jamhuuriyadda fedaraalka ah ee Soomaaliya oo ku sugan magaalada qaahira ee dalka masar ayaa la kulmay Xoghayaha guud ee...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. Åsa Regnér oo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Madasha 7-aad ee...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u...
Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho