Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 11-ka bishan June 2024 dalka dib ugu soo celin-doonto 15 kamid dhalinyaro ku dhibaateysan dalka Liibiya,...
Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa la guddoonsiiyay abaalmarinta (Excellence in Banking Award) oo ay bixiyeen Global Somali Awards, oo fadhigoodu...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya,...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Nairobi kulan muhiim ah kula qaatay Agaasimaha Bangiga Adduunka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka telefonka kula hadlay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka, Antony...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka oo si dhaw ula socday isku dayo ay Khawaarijtu si dhuumaaleysi ah baad...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray barnaamijka “Hooyo u Hiilli Qarankaaga,” kaas oo lagu...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AAbdullahi Sheikh Ismail – Fartaag ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa howlgalka IOM...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaar ahaan Ururka 26-aad Guutada 6-aad Qaybta 60-aad CXDS ayaa fashiliyey Miino ay khawaarijtu ku aaseen...
Lataliye Sare Maxamed Mukhtaar Cali oo ka tirsan Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, ayaa Magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya uga...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho