Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xafiiskiisa kula kulmay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta...
Qaar kamid ah Qurbo-joogtaan oo ka kala socday mareykanka iyo Kanada ayaa Magaalada Boston ku qabtay shir socday muddo afar...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka qayb galay Shirka 33-aad ee...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay shirka saddex biloodlaha ah ee Madasha isku xirka hawlaha...
Xilli qeybo ka mid ah Gobolada dalka uu ka curtay roobkii Gu’ga ayaa waxaa soo baxaya digniino ku aadan saamaynta...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa xalay xaflad casho ah ku sagootisay Wasiirkii hore, Mudane Danjire Axmed...
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Booliiska iyo hawlgalka Ciidamada Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya loona yaqaano (Atalanta) ayaa fuliyay layli mideysan ay...
Ciidanka NISA Iyo Kuwa deegaanka oo Iskaashanaya, ayaa burburiyay Saldhig ay Khawaarijta ku lahaayeen Tuulada Taflow oo 28km Dhanka Koonfur...
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ay wada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho