Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Danab gaar ahaan Ururka 5-aad ee guutada 16-aad, ayaa howlgallo ka fuliyay degaano hoos yimaado...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa boqolaal dadweyne ah iyo Ciidamada Difaaca Shacabka...
Madaxweynaha Iiraan Ibraahim Ra’iisi, ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu hurinayo dagaalka Ukraine, isagoo carabka ku adkeeyay in Dehraan ay taageerso...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay furitaanka Kalfadhifga 78aad...
Guddiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaali, oo howlo shaqo u jooga dalka Kenya, ayaa maanta booqasho rasmi...
Munaasabadd Kooban oo maanta ka dhacday Dekadda weyn ee Magalaada Muqdisho ayaa Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA...
Dowladda Azerbaijan ayaa maanta sheegtay in Afar kamid ah Ciidamada Boolis iyo laba qof oo rayid ah lagu dilay qarax...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cilmi Ibraahim, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dawladda Qatar...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Kullane ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay furitaanka bandhigga 30-aad ee...
Shiinaha ayaa Taiwan u diray 103 ka mida diyaaradohooda dagaalka, labadii maalin ee la soo dhaafay, sida ay sheegtay wasaaradda...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa booqday mid ka mid ah goobaha nasiinada ee magaalada...
RADIO MUQDISHO(QATAR):-Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa...
RADIO MUQDISHO(SOUTH AFRICA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka South Afrika Amb. Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa maanta ka qeyb galay...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay shabakad argagixiso oo isku xiran, kana kooban illaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho