Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay saraakiisha ciidamada cirka dalka Soomaaliya ee ka qalin jabiyay...
Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in intii ay socotay cayaartii u dhexeysay Xulalka Hirshabeelle iyo Jubbaland iyo ka dib...
Maareeyaha Xarunta Qaran ee howlaha Gurmadka Deg-degga ah ee hay'adda SoDMA Mudane Xasan Cabdulqaadir Ciise ayaa maanta qaabilay wafdi uu...
Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowlada Jubaland Mudane Maxmuud Sayid Aadan ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo...
Madaxweynaha dowlad goboledka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xulka Hirshabeelle ugu hambalyeeyay guusha muhiim ka ah ee ay ka...
Tartanka Kubadda cagta dowlad Gobolleedyada iyo Gobalka Banaadir oo si habsami leh uga socda Tuulada Cayaaraha ee Stadium Muqdisho ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Amiirka Dalka Qatar ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalanjabinayeen saraakiil ka tirsan ciidamada cirka ee dalalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay kulan muhiim ah oo uu isugu yeeray...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta deegaanka Garasbaaley si gaar ah Waaxda Weedow waxay gargaar ugu qaybisay qoysas ka kooban...
Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) oo uu wehliyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, ayaa magaalada Addis Ababa kaga qaybgalay Shirka Heer...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho