Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaalieed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa salaan sharaf ka qaatay cutub ka tirsan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka...
Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Shire oo ay weheliyaan Agaasimaha Qorshaynta, Mudane Muuse Cismaan...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Agaasimaha Xafiis Goboleedka...
Magaalada Kampala waxaa ka furmay Shirka Urur-goboleedka IGAD oo loooga hadlayo Ajendeyaal ay ugu muhiimsantahay Xadgudubka Ethiopia ee ka dhanka...
Hay’adda Duuliska Rayidka Soomaaliyeed ayaa War saxaafadeed ka soo saartay diyaarad ka baxday dhabaha diyaaradaha ee Garoonka Ceelbarde ee Gobolka...
War qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu yiri “ Anaga oo gudanayna waajibaadka shaqo...
Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahin Sheekh Muxudiin Caddow iyo wafdi uu Hoggaaminayo, ayaa gaaray Magaalada Wargaadhi ee...
Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho