Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa maanta in uu Xarunta Golaha loo dhanyahay ee Qaramada...
Markab nooca xamuulka qaada ah oo marayay marinka Babul-Mandab ee xariiriya Bariga Afrika iyo Jaziiradda Carabta ayaa lagu weeraray Gantaallo....
Dowladda Soomaaliya ayaa ku qabanaysa Xarunta Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey shir ku saabsan amniga Soomaaliya, dib u dhiska...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Maryama Maxamed Xuseen ayaa soo xirtay dood cilmiyeed ku saabsan...
Guddoomiyaha Goobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa Magaalada Doha ee Caasimadda Dalka Qatar kulan kula...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa shalay magaalada Doha kulan kula qaatay wasiiru dowlaha Arrimaha...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse oo ku sugan dalka Qatar ayaa khudbad ka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale, ayaa maanta tababar ku saabsan Ilaha rasmiga ah...
Ku-Xigeenka Xoghayaha Guud ee urur gobaleedka IGAD Mudane Maxamed Cabdi Waare oo dhawaan xilka loo magacaabey ayaa warbaahinta Qaranka u...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi, oo socdaal shaqo ku...
RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa xalay fuliyay duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Jubbaland, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Cabdulqaadir Cilmi...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho