Thursday, August 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo daah-furay shirka 6-aad ee Garsoorka dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo daah-furay shirka 6-aad ee Garsoorka dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta daah-furay shirka 6-aad ee Garsoorka,oo ay qeybgalayaan dhamaan bahda Garsoorka dalka.

Waxaa sidoo kale furitaanka shirka ka qeeyb galay Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka, xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka, taliyayaasha Ciidanka Booliska iyo Asluubta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Related posts

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

August 12, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

Shirkan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa looga hadlayaa dowlad wanaaga iyo ciribtirka Musuq-maasuqa,iyadoo oo mudda labada cisha ee uu socda looga doodi doono hormarada iyo caqabadaha ku gadaaman laamaha caddaalada dalka

Guddoomiyaha golaha Shacabka BJFS ahna ku simaha Madaxweynaha JFS Sheekh Aadan Madoobe oo shirka furay ayaa sheegay Garsoorka uu ahmiyad weyn u leeyahay dalka,isagoo sheegay in Bisha febaraayo xildhibaanada ay billaabi doonaa ka doodista dastuurka dalka.

โ€ Bisha Febaraayo waxaan bilaabi doona in Dastuurka Qodob Qodob loo guda galo โ€œGuddoomiyaha golaha Shacabka BJFS

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed oo shirka ka qeybgalay ayaa sheegay in Dastuurka oo muhiim u yahay jiritaanka ummadeed.

โ€ Garsoorka waxaa uu muhim u yahay Jiritaanka ummaddeed iyo nidaamka dowladnimadda โ€œGuddoomiyaha Maxkamadda sar

Shirkaan oo socon doono mudda laba cisho aha ayaa waxaa ka qeybgali doono bahada Garsoorka Kaaliyaasha maxakamdaha heer fadaraal iyo mid dowlad goboleed iyada uu inta uu socoda lagu falaqeyn doono hormarada iyo caqabada ku gadaaman laamaha caddaalad dalka.

Previous Post

Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya oo raali galin ka bixiyay wareysi uu dhawaan siiyay warbaahinta Dowladda Itoobiya

Next Post

Xildhibaanad Ilhaan Cumar โ€ inta aan Congers-ka joogo Badda Soomaaliya cid kale ma qaadan kartoโ€.

Next Post
Xildhibaanad Ilhaan Cumar โ€ inta aan Congers-ka joogo Badda Soomaaliya cid kale ma qaadan kartoโ€.

Xildhibaanad Ilhaan Cumar โ€ inta aan Congers-ka joogo Badda Soomaaliya cid kale ma qaadan kartoโ€.

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

August 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...

Masโ€™uuliyiin ka qeybgashay janaasada iyo aaska Maareeyihii hore ee Dekedda Muqdisho

Masโ€™uuliyiin ka qeybgashay janaasada iyo aaska Maareeyihii hore ee Dekedda Muqdisho

August 12, 2026
0

Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya Oo Cambaareysay Aqoonsiga Kolombiya ee Madax-bannaanida Israaโ€™iil ee Buuraleyda Golan

August 12, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa goโ€™aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israaโ€™iil ee ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In