Ku dhawaad 10 katirsan khawaarijta Alshabaab oo ay ku jiraan horjoogayaal ayaa lagu dilay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, sida...
Wasiirka Wasarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa khudbad ka jeediyey Shir duceed...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Yuusuf Maxamed Aadan oo hogaaminaya wafdiga Soomaaliya ayaa wasiirka warbixin ka siiyay ujeedka...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan mihiim ah la yeeshay...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalim Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa ka qeybgalaya shirka Cop28...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib u eegsita iyo Hirgalinta Dastuurka iyo Guddiga la socodka iyo hirgelinta Dastuurka ee BJFS ayaa...
Cumar Cali Axmed oo dhawaan sheekadiisu qabsatay baraha bulshadu ku xariirto ka dib markii ay isku qabsadeen laba reer ayaa...
Hey'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa maanta 2- Doonyood waxa ay kala wareegtay Hey'adda Zamzam Foundation iyo Bankiga IBS. Guddoomiye ku...
Faa’iidooyinka xasilinta Amni ee ay u leedahay cuno qabataynta Soomaaliya laga qaaday. Wasaaradda Warfaafinta ayaa xalay Muqdisho ku qabatay Barnaamujka...
Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo...
Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho