Xarunta Wakaaladda Murtida iyo wacyigalinta Qaranka ee Tiyaatarka Qaranka waxaa maanta si rasmi ah uga furmay barnaamijka tartanka Hirgeli Hibadaada...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan aagaga furimaha hore ee dagaalka ayaa halkaas kula...
Hafow Abdulkadir Ibraahim oo Magac afgarashada Khawariijta u taqaan yahay (Saabir ) kana tirsan Nabadiidka Al-Shabaa ayaa Isku soo dhiibey...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta ka qeyb galay dibad-bax lagu taageerayo Ciidanka Qaranka...
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa booqday Isbitaalka Deyniile, isagoo ku soo wareegey dhamaan qeybaha kala duwan ee uu ka...
Howlgal Militari oo shalay ka dhacay deegaanka Dumaaye ee Gobolka Mudug, ayaa lagu burburiyay xaruntii Khawaarijta ee Koonfuurta Gobolka Mudug....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada ciribtirka Khawaarijta, ayaa gaaray degmada Maxaas...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa qaabilay Madaxa Hay'adda UNDP ee Soomaaliya Mr Lionel Laurens. Kulanka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddoonka sare ee Maamulka...
Maareeye Ku xigeenka Hay’adda Taya dhowrka Qaranka Marwo Suuban Cabdinuur Gaas oo ay wehliyaan masuuliyiin katirsan hay’adda SoBS oo gaartay...
Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho