Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 2-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka JFS oo maanta uu shir guddoomiyay guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka mudane Sheekh...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw ka hadlay qasaaraha sii kordhaya ee ka dhashay fatahaadaha...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guryeynta, Mudane Mahdi Sheekh Cabdullaahi ayaa manta ka qeyb galey...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Guuleed Cabdijaliil ayaa soo xirey kulan looga hadlayey...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad, Qeybta 60-aad CXDS ee ku sugan gobolka Bakool, ayaa maanta howlgal lagu...
Diyaarad Milateri oo laga leeyahay dalka Mareykanka oo siday Sideed Askari, ayaa maanta oo Arbaca ah ku burburtay xeebaha dalka...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA ayaa soo saartay digniino cusub oo la xariira Roobab la filayo dhamaadka bishaan...
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhowaysay taageero Maaliyaddeed oo midowga Yurub u fidiyey Ciidamada Qaranka Soomaaliya, midowga Yurub ayaa sidoo kale...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada Jubbaland oo diiradda...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho