Fariin Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu u diray Ciidanka Xoogga Dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka BJFS ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan, kaas8 oo uu...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Beene-beene ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay Qaab-dhismeedka...
Hawlgalka Ciribtirka maleeshiyaadka Khawajirta ee ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa degaanka ay ka wadaan qeybo kamid ah gobalada dalka oo...
Madaxweynaha Masar Cabdi Fitaax Al-Siisii, ayaa la kulmay madaxa golaha sare ee dalkaasi Suudaan Cabdi Fitaax Al-Burhaan, oo booqasho ku...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faraax (Beenebeene) iyo iyo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka...
Hoggaamiyaha Ururka Xisbullah ee dalkasi Lubnaan Xasan Nasrullah, ayaa diiday in wax isbeddel ah lagu sameeyo Qawaniinta ay kuwa macaamilaan...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa kormeeray...
Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo Safiirka dawladda Turkiga ee Soomaaliya Danjire <span;>İbrahim Mete YAĞLI, iyo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriayadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho