Aqoon isweydaarsi ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug, isla markaana looghadlaayay y doorka haweenka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo laga...
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, ayaa fashiliyey Qarax Gaari oo kooxda Khawaarijtu rabeen in ay ku haligaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa...
In ka badan 20 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Towfiiq ee hoostaga degmada...
Usbuucii la soo dhaafay waxaa soo badanayay taageerada iyo is bar-bartaagga dadaalka ay Dowladda Soomaaliya ugu jirto la dagaalanka Kooxda...
Howlgal Qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamiga ah ayaa ka dhacay deegaanka Dumaaye oo Boostada degmada...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan xaqiijinta Soomaaliya xasiloon oo ka caagan argagixisada ayaa sheegay...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulan muhiimad weyn ugu fadhiya horumarka Qaranka Soomaaliyeed waxa...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada Hirshabelle, Muuse Salaad Wehliye iyo Guddoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho