Guddoomiye Ku-Xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi...
Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 16-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta waxaa shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha...
Madaxwaynaha Puntland ayaa daah-furay Mashruuca Xalka Waara ee oo wax looga qabanaayo Fatahaada iyo daadadka kusoo rogmada Degmada Qardho ee...
Xasan Macalin Aways oo magaciisa Afgarashada ee Khawaarijtu u taqaanay yahay (jindullaah ) iyo Cabdullahi Ibraahim Maxamed oo isna Afgarashadiisu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in bahda waxbarashadu ay yihiin naftood hurayaal xili...
Xasan Macalin Aways oo magaciisa afgarashada Khawaarijtu yahay (jindullaah ) iyo Cabdullahi Ibraahim Maxamed oo isna afgarashadiisu tahay ( jabal...
Masaajid weyn oo kuyaalla dalka Nigeria ayaa soo dumay, xilli ay gudaha masaajidka ku jireen dad badan oo halkaasi u...
Dhinowda waa magaalo dhacda bariga gobolka Mudug ee bartamaha Dalka, waanna deegaan hoostaga degmada Jarriiban ee gobalka Mudug. Dadka iyo...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degmada Ruun-nirgood iyo degaanka hiloowle-Gaab ee gobolka Shabeellaha dhexe ka sameeyay howlgal lagu xaqiijinayo Amniga...
Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle ( Jaabiri ) ayaa maanta kulan la...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho