Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay dib u eegista miisaaniyadda dowladda ee...
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir, ayaa maanta xukunka kasoo saartay 36 Eedaysane oo ajaanib ah kuwaas oo sife sharci darro ah...
Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Bangiga adduunka oo uu hoggaaminayay...
Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Adam ayaa maantapXarunta Dhexe ee Hay’adda kula kulmay madax ka...
Munaasabad kooban oo ka dhacday Xarunta Maamulka Gobolka Mudug ayaa Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali oo uu wehlinayo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta Degmada Heliwaa kaga qayb kulan lagu xoojinayo wada...
Guddiga Gaadiidka,Dekadaha,Garoommada, ee Gollaha Shacabka,ayaa maanta Kormeer kadis ah ku tagay Dekedda magaalada Caasimadda ee Muqdisho. Guddiga ayaa kormeerka ka...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Hay’adda UNICEF, ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay madax ka socotay hay’adda UNICEF,kuwaas oo u yimid...
Kulankaan oo ah mid dhaca seddaxdii biloodba mar ee ah isku duwdida howlaha caafimaadka oo ay soo qaban qaabiso Wasaaradda...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho