Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta gaaray degmada Doolow ee gobolka Gedo....
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta furay xaflad loo sameeyey daahfurka iyo...
Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta daah furay aqoon-iswaydaarsi ku saabsan hannaanka sharci samaynta ee sharci dejiyaasha...
Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Golaha Shacabka ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay...
Xaflad heerkeedu sareeyo oo ay soo qaban qaabisay Jaaliyadda Galmudug ee dalka Kenya oo lagu soo dhaweynayay Maayarka Magaalada Gaalkacyo...
Ololahan oo socon doona July iyo inta u dhaxeysa Bisha August, waxaa martigalinaya Isbitaalka Banaadir waxaana Ololaha fulin doonta Hay’ada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa ka qeybgalay furitaanka Kulan Cilmiyeed loogu hadlaayo Dawlad-dhiska...
Madaxweynaha koonfur Galbeed Soomaaliya oo isku shaandheen ku sameeyay golaha Wasiirada koonfur galbeed Soomaaliya. 1. Ibraahim Cali Aadan Najax ,...
Maalmahaan waxaa baraha bulshada lagu faafiyay in Wasaaradda Waxbarashada ee Dowladda Federaalka ay warbxin ka soo saartay macallimiinta wasaaradda ee...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho