Guddoomiye ku-xigeenka hey’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta qaabilay mas'uuliyiin ka socday xafiiska arrimaha Diinta ee...
Ciidanka Xasilinta ee sida militariga u tababaran ee Military-Police (MP) oo ATMIS kala wareegay fariisimahoodii degaanka Arbacow ee duleedka Muqdisho....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan maalinta xornimada dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ...
Taliyaha Guutada 4-aad, qaybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Kornayl Saneey Cabdulle ayaa ciidanka ATMIS kala wareegay difaacyadii ay...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin oo shir guddoomiyay shirka Taliyeyaasha Hogaamada iyo Fadhiyada Madaxa banaan, ayaa...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qaybta 60-aad ayaa waxaa maanta isku soo dhiibay Cali Ibraahim Cabdi, ninkaan ayaa Khawaarijta...
Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir oo soo Bandhigay Dhagarqabihii Hoggaaminayay weerar loo adeegsaday Gantaallo Macmal ah oo la...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Mina ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay Madaxweynaha...
Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sareeye guuto Sulub Axmed Firin ayaa guddoomiyey shirka amniga iyo xasiloonida ee maalmaha Ciidda iyo todobaadka...
Xujeeyda Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Barakaysan ee Makkah Almunawaramaha oo maanta ay u tahay maalinkii siddeedaada,ayaa waxaa soconayo qaban...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho