Ku simaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Maryan Maxamed Xuseen, ayaa maanta degmada Waaberi ka daahfurtay Ololaha talaalka...
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha yo Taclinta Sare waxa ay guul weyn u rajaynavsaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee maanta oo ah 27ka...
Wasiiru dawlahii hore ee Wasaaradda amniga gudaha oo ka hadlay khilaafaadka ka dhex taagan horjoogayaasha kooxaha argagixisada Soomaalida iyo Ajaanibta...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay imtixaanka shahaadiga ah...
Sheekh Cali Cilmi Axmed, oo dhashay sanadkii 1979-kii, ayaa ka mid Noqanaya 154 Arday oo imtixaanka Fasalka 12-aad ee Dugsiga...
Wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare XFS ayaa saaka gobollada iyo degmooyinka dalka ka daahfuraysa Imtixaanka Dugsiyadda sare ee fasalka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo daryeelka Dr Cali Xaaji Aadan ayaa khudbad ka jeediyay Shir-doceed looga hadlayay muhiimadda...
Wasiirka Arrimaha Dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Huruuse oo booqasho tasmi ah ku tagey magaalada Moscow ee dalka...
Munaasabadaan oo aheyd mid lagu maamuusayay 70 sano guuradii ka soo wareegatay markii Dal Qaaradan Afrika ka mid ah uu...
Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo isugu jiray Cirka iyo Dhulka ayaa laga...
RADIO MUQDISHO:-Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga qalinjabiyay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha...
Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho