Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta furay shir loogga hadlayey Wada-hadalka Dawladda...
Baarlamaanka Pan-Afrika oo la aas aasay 2004-tii, ayaa waxaa ku mideysan 54 dal oo midkiiba uu shan xubin oo iskugu...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dawladda Fedaraalka Soomaliya Xildh. Biixi Iimaan Cige, ayaa Dalka Masar uga qeyb galaya Kalfadhiga...
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyha...
Waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta waxa u soo hooyotay guul ballaaran ka dib markii hay’adda Qatar Charity iyo Jaamacadda Nabadda ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed...
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa Saaka daah furay imtixaanka Qaranka ee sannad dugsiyeedka 2022/2023. Munaasabadda...
The Ministry of Education of the Federal Government of Somalia opened the National High School Exams in the country on...
Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Caafimaadka HE Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa maanta daah furtay Barnaaamijka Derdergelinta Dadaallada Ciribtirks Cudurka Dabaysha. Inta...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Mudane...
The Federal Republic of Somalia condemns in the strongest possible terms the storming of Al-Aqsa Mosque by an Israeli official...
Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho,...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka XFS Cismaan Axmed Macoow ayaa daah-Furay adeegga labeyk Umrah package (Xirmooyinka) Adeeggan waxaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho