Ciidamada Boliiska degmada Wadajir oo kaashanayo dadka degaanka ayaa fashiliyay qarax argagixisada ay dhigtay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,kaa oo...
Shirkan oo socday intii u dhaxaysay 16-20 May waxaa ka qeyb agaasimayaasha Warbaahinta dadweynaha ee dowladaha Afrika, ururada taageerada Warbaahinta...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka daganyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay mas'uuliyiin kale duwan....
Waxaa ka furmay magaalada Gaalkacyo ee Caasimadda Gobolka Mudug wajiga 2-aad ee Shirka wada-tashiga Booliska iyo Bulshada. Shirkan ayaa waxaa...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashid Xaaji oo uu wehelinayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda mudane Cismaan Maxamed...
Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa maanta diyaarad wada shixnad Gargaar daawo ah u dirtay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool...
Taliska Boliiska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay raashin dhacay oo lagu iibinayay bakhaar ku yaalla suuqa...
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka mudane Xasan Macalin Maxamuud, ayaa maanta ka furay magaaladda Muqdisho kulan farsamo oo looga arrinsanayo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi oo goordhow Muqdisho ku daah furay kulanka 2-aad...
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Somaliland Cabdikarim Xussein Guuleed, ayaa kulan Muhiim ah oo...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa 18-kii July 2026 gaaray...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Aqalka Sare ee BJFS,Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare,...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodka nabad-dhiska Soomaaliya, kaas oo ay ka...
RADIO MUQDISHO:-Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga qalinjabiyay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho