Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo xiray qaadista imtixaanadka Dugsiyada dhaxe oo ay sanadkan u fadhiisteen 31,688-Arday oo ka kala socday...
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wargalisay Shirkadaha iyo Ganacsatada Shidaalka inay iska soo diiwaan galiyaan xarunta...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa hadal jeedin ka sameeyey shir heer...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federal Soomaaliya, Maamul Goboleedyada Dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkaan...
Gudaha xabsi si weyn loo ilaaliyo ammaankiisa ayaa laga dhax helay meydka sargaal horey uga tirsanaa ciidamada FBI-da dowladda Mareykanka,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo garowsan qiimaha iyo mudnaanta ay leedahay sanad guurada 63—aad...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo maalmihii lasoo dhaafay mashquul ku aheyd dhageysiga dacwadaha loo heesto 36 eedeysane oo ajaaniib ah, ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa ka qeyb galay Kalfadhiga 111-aad ee Shirweynaha...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa kulamo la qaatay Odeyaasha, Dhallinyarada, Haweenka, iyo saraakiisha laamaha aminiga Degmada...
Ugu yaraan 42 qof ayaa ku dhintay dalka Haiti, tiro kalana waa la la’yahay ka dib markii daadad ka dhashay...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho