Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa dalka Uganda tababar ugu soo xiray urur gaar ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jeddah kula kulmay Ra'iisul wasaaraha dalka Ciraaq mudane Mohammed Shia...
Danjiraha Soomaaliya ee Uganda safiir Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) oo la kulmay Wasiirka Gargaarka, Maareynta Musiibooyinka iyo...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Faarax Cabdulqaadir Sheekh ayaa kula kulmay magaalada...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Galmudug, Mudane Cumar Cabdi Maxamed Diiriye (Cumar Guureeye) Ayaa maanta...
Japan ayaa martigelinaysa shir madaxeedka G7 ee ka dhacaya magaalada Hiroshima ee dalkaasi, halkaasi oo ay isugu tageen hoggaamiyeyaasha Canada,...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa Magaalada Nairobi ee...
Agaasimaha Waaxda Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada dalka Ismaaciil Yuusuf ayaa sheegay in Wasaaraddu ay waddo diiwaangelinta ardayda ka soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sucuudi...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka, kaas oo looga...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho