Ciidamada Isra’iil ayaa subaxnimadii hore ee maanta, labo dhalinyaro Falastiini ah ku dilay magaalada Jeniin ee waqooyiga daanta galbeed. Wariyasha...
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwooda ka howlgalo Saldhigga degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir, ayaa gacanta ku soo dhigay labo...
Garsoorka Iiraan, ayaa Maanta oo Sabti ah, ku dhawaaqay fulinta xukunka dilka ah oo lagu riday Wasiir ku xigeenkii hore...
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab iyo Gorgor oo ay wehlliyaan kuwa Degaanka ayaa Khawaarijta Al-Shabaab kala wareegay degaanka Cali...
Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (The East African Community-EAC) ayaa bilowday hannaanka sida rasmiga ah loogu aqbalayo dalka Soomaaliya...
Bayaan ay soo saartay Khamiistii, Waaxda Amniga Gudaha Mareykanka, ayaa lagu sheegay in Xaaladda Ilaalinta Ku Meel Gaarka ah (TPS)...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS mudane Sh Muqtaar Rooboow Cali iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ku sugan dalka Sacuudiga...
Banaan bax lagu taageerayo kacdoonka la dagaalanka Khawaarijta ayaa maanta lagu qabtay magaalada Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug. Banaan baxa...
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Barlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Siraaji Sheekh Isaxaaq Cabdulle iyo xubno kale ayaa kormeer howled...
Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in ciidamada maamulkaasi ay dileen Abu-Albara Al Amani oo ahaa madaxii hawlgallada Daacish ee gobolka...
The Federal Republic of Somalia reaffirms its firm and principled position in support of the sovereignty, unity, security, stability, and...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan ayaa ku dhawaaqay natiijada guud ee kuraasta ay kala heleen 20-ka urur...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor iyo Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda Qaranka, oo dhawaan la wareegay deegaannada Gendershe iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay Türkiye Mudane Recep Tayyip Erdoğan ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho