Guddiga u qaabilsan Wasaaradda Qorsheynta xaqiijinta iyo hubinta soo guuritaanka hay’adaha caalamiga ah (INGOs-ka) iyo kuwa Qaramada Midoobay (UN Agencies)...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu...
Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, wuxuu Xafiiska Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, kulan...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka cusub ee Dowladda Ingiriiska...
Shir ay isugu yimaadeen dalalka Safka hore ee hoggaaminaayo hawlgalka ka dhanka ah kooxaha khawaarijta, ayaa ka qabsoomay xarunta talidka...
Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa warbixin ka soo saartay heerka qiimayntii ay ku sameysay hannaanka dib-u-eegista 5-aad ee Barnaamijka...
Maandooriyuhu waa halis weyn oo khatar ku ah amniga,dhaqankeenna iyo Diinteenna suuban. Qaar badan oo ka mid ah Bulshadeennu haba...
Bankiga dhexe ee dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay mudo 32 sano ah kadib ka qeyb galay shirka sanadlaha ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 32-aad ee Shir-madaxeedka Jaamacadda Carrabta ayaa Khudbadiisa kula...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa dalka Uganda tababar ugu soo xiray urur gaar ah...
RADIO MUQDISH:-Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada...
RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa 21-kii bishaan Agoosto laba weerar oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab...
RADIO MUQDISHO(GALGADUUD):-Deegaanka Hul-Caduur oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa wajahaya xaalad adag, kaddib markii Bacadku si weyn...
RADIO MUQDISHO:-Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Madey nurey sheikh ufurow, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho